Ku soo dhowaada Barnaamijka Barbaarta iyo Beeraha
🌱 Qeybtan waxaan si qoto dheer uga hadleynaa:
• 🌍 Isbeddelka Cimilada iyo waxa loola jeedo •
🌾 Saamaynta uu ku leeyahay wax-soo-saarka beeraha Soomaaliya •
🌱 Nidaamka Beerashada U Adkaysiga Cimilada (Climate Smart Agriculture) •
📈 Sida beeraleydu uga faa’iidi karaan hab-beerasheed u adkaysiga cimilada
Marti sharaf: Beeryaqaan Maxamed Faarax Cali Khabiir ku takhasusay Hirgalinta iyo Horumarinta Dalagyada iyo Nafaqeynta Dhirta (Horticulture and Plant Nutrition) Isbeddelka cimilada waa caqabad dhab ah oo saameyn ku leh nolosha iyo dhaqaalaha dalkeenna, gaar ahaan beeraha iyo xoolaha. Barnaamijkan wuxuu diiradda saaraya xalal wax ku ool ah iyo wacyigelin muhiim u ah beeraleyda iyo guud ahaan bulshada.
🎙️ Soo saare & Soo jeediye: Nuur Faarax Cumar
Xuquuqda waxaa leh channel-ka BARBAARTA IYO BEERAHA