Elmi24

Barashada Cilmiga Beeraha iyo Xoolaha

Hoyga Aqoonta,
Beeraha & Xoolaha

Ma rabtaa inaad kor u qaaddo wax-soo-saarkaaga adigoo adeegsanaya aqoon casri ah?

Elmi24 Academy waa madal aqooneed oo u heellan horumarinta beeraleyda iyo xoolo-dhaqatada, annagoo kuugu adeegayna aqoon iyo qalab tayo leh.

Arday
0 +
Koorsooyin
0 +
Macalin
0 +
Qanacsanaan
0 %

Maxaa Elmi24 ku Gaar ah?

Waxaad ka heli kartaa waxbarasho dhamaystiran, koorsooyin tayo sare leh iyo macalimiin ku caawinaya.

Muuqaalo Tayo Sare Leh

Muuqaalada casharadu waa kuwo tayo sare leh si fududna loo fahmi karo.

Koorsooyin

Barnaamijyo waxbarasho oo si fiican loo habeeyey, sida oo kale dhamaystiran.

Shahaadooyinka

Waxa aad heli kartaa shahaado cadaynasa in aad dhamaysay koorsada.

La-talin

Waxa aad talo ka heli kartaa khubarada ku taqasusay beeraha iyo xoolahaba.

Maxaan Kuu qabanaa?

Waxbarasho iyo Tababar

Baro cilmiga casriga ah ee beeraha iyo xoolaha adigoo jooga gurigaaga.

La-talin Joogto ah

Waxaan ku garab taaganahay laga bilaabo xilliga abuurka ilaa goosashada si aad u hesho natiijo lagu kalsoonaan karo.

Baadhista Ciida

Waxaan kuu baadhaynaa ciidda beertaada si aad u ogaato nafaqooyinka ku habboon ee ay u baahan tahay

Agab iyo Qalab Tayo leh

Waxaan kugu caawinaa sidii aad ku heli lahayd sumaha cayayaanka, abuurka (siidhka), iyo nafaqooyinka ugu tayada sarreeya.

Maxaad nagu dooranaysaa?

Waxaan bixinnaa adeeg dhammaystiran oo isugu jira aqoon iyo agab, annagoo hubinaya in beeraleyda Soomaaliyeed ay helaan wax kasta oo ay u baahan yihiin si ay u gaadhaan guul waarta

Qaybaha Waxbarashada

Dooro qaybta aad rabto inaad barato oo bilow safarka aqoontaada

Koorsooyinkii u danbeeyay

Koorsooyinkii u danbeeyay ee la soo galiyay Elmi24

Diyaar ma u tahay inaad bilawdo barashada?

Ku biir ardayda kale ee dooratay Elmi24 si ay wax uga bartaan.