Marka aad isdiwaangalisyo waxa aan diiwaangashanaa magacaaga, email kaaga, iyo telephone number kaaga. waxa aan u isticmaalnaa xogtaa sidan soo socota:
1.Ā Magaca: waxan u isticmaalna in aan ku aqoonsano arday walba iyo koorsada uu iska diiwaangaliyay
2.Ā Email ka iyo Telephone ka: waxa aan u isticmaalnaa in aan kaala soo xidhiidhno marka aan u baahano in aan ardayda la xidhiidhno.
3.Ā Email ka: waxa kale oo aad u isticmaali kartaa in aan kuugu soo dirno fariimaha iyo waxa cusub sida oo kale hadii aad ilawdo fure sireedka ama password ka in aad ku soo ceshan karto.