Elmi24

Warar iyo Maqaalo

Akhri wararka iyo maqaallada ugu dambeeyay ee ku saabsan beeraha, xoolaha, suuqa iyo waxbarashada beeralayda

Waa Maxay Organic Matter?

Halkan waxaa ku qoran xog dhammaystiran oo ku saabsan Maddada Dabiiciga ah (Organic Matter) ee ciidda, faa’iidooyinkeeda, iyo sida loo...

Aqoonsiga Ciidaada waa qayb ka mid ah Guushaada.

Ciiddu waa gunta kowaad ee guusha beerta, waayo waa halka dalaggu ka helo nafaqada, biyaha, iyo degganaanshaha uu u baahan...

Qaar ka mid ah Xanuunada Ku dhaca Xoolaha.

1. Xanuunada Ku Dhaca Geela Geelu waa neef adkaystaan ah, laakiin waxaa ku dhaca xanuuno dilaa ah haddii aan lala...

Xagee ka bilaabaa Mashruucayga Xoolaha ?

Bilaabista mashruuc xoolaha ah waa go’aan weyn oo u baahan qorsheyn taxaddar leh si loo hubiyo guusha iyo faa’iidooyinka muddada...

Dahabka Cad ee Reer Miyiga.

Caanaha geela, oo badanaa loogu yeero “dahabka cad” ee saxaraha, waxay saldhig u yihiin nolosha iyo caafimaadka dadka ku nool...

Qorsho Beereedkaaga.

Si aad u gaarto qorshe beereed guulaysta, waxaad u baahan tahay inaad raacdo tillaabooyin cilmiyaysan oo isugu jira diyaarinta dhulka...

Talooyinka Beerashada Papaya.

Papaya (Babayga) waa mid ka mid ah miraha ugu caansan ee laga beero dhulalka kuleylaha ah, waxaana lagu yaqaannaa dhadhankeeda...

Elmi24 Academy: Hoggaanka Waxbarashada.

Elmi24 Academy: Hoggaanka Waxbarashada iyo Casriyeynta Beeraha ​Dunida maanta ee horumarka tignoolajiyadu xawaaraha ku socdo, qaybta beeraha iyo xooluhu waxay...

Cayayaanka Waxtarka leh.

Maadaama aad horey u aragtay khatarta ay leeyihiin sumaha beeraha, waxaa muhiim ah in la fahmo in dabiicadu ay leedahay...