Elmi24

Gold Package Courses

Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

🌾 Elmi24 Academy: Hogaamiyaha Aqoonta Beeraha & Xoolaha ee Soomaaliya 🐐

Ku soo dhawaada xarunta aqoonta iyo horumarka ee beeraleyda iyo xoolo-dhaqatada Soomaaliyeed!

Elmi24 Academy waxay idiin soo bandhigaysaa Xirmada Casharrada Dahabiga ah (Gold Package Courses) oo dhameystiran, taas oo loogu talagalay in lagu kordhiyo aqoontaada, laguna horumariyo wax-soo-saarkaaga.

Maxaa ku jira Xirmadan? Xirmadan waa maktabad cilmiyeed oo isugu jirta casharro muuqaal ah (presentations), buugaag PDF ah, iyo xog rasmi ah oo la xiriirta beeraha iyo xoolaha:

βœ… 270+ Casharro Muuqaal ah (Presentations)

  • Faham qoto dheer oo ku saabsan beerashada casriga ah.

  • Hababka ugu fiican ee maaraynta dalagga iyo xoolaha.

  • Xalalka dhibaatooyinka caanka ah ee beeraleyda.

βœ… 77+ Buugaag PDF ah (Books)

  • Tixraacyo cilmiyeed oo muhiim ah.

  • Hagayaal tallaabo-tallaabo ah oo ku saabsan beerashada.

  • Xog faahfaahsan oo ku saabsan cudurrada iyo daaweyntooda.

  • πŸŽ₯Β 150+ Casharro Muuqaal ah (Videos): Daawo 150 Video oo tayo sare leh, kuwaas oo si ficil ah (practical) kuugu sharxaya farsamooyinka beerashada, , iyo isticmaalka dawooyinka.
  • πŸ€– Β AI-ga Beeraha (24/7 Support): Markii ugu horeysay, hel Caqliga Macmal-ka ah (AI) si gaar ah loogu tababaray beeraha iyo xoolaha.

    • Wuxuu diyaar kuu yahay 24-ka saac.

    • Weydii su’aal kasta, wuxuuna ku siinayaa jawaab degdeg ah oo cilmiyeysan.

    • Waa la-taliyahaaga gaarka ah ee jeebka kuugu jira!

βœ… Casharro Gaar ah oo ku saabsan:

  • 🦟 Cayayaanka (Insects): Aqoonso oo la dagaallan cayayaanka waxyeelleeya dalaggaaga.

  • πŸ„ Fungus-ka (Fungas): Faham cudurrada fungus-ka iyo hababka ka hortagga.

  • πŸ’° Dalagyada Lacagta ah (Cash Crops): Baro sida loo beero dalagyada suuqa leh ee faa’iidada badan.

  • 🌱 Bacriminta (Fertilizers): Isticmaal bacriminta saxda ah si aad u hesho wax-soo-saar sare.

  • πŸ„ Xoolaha (Livestock): Daryeelka caafimaadka, taranka, iyo nafaqeynta xoolaha.

  • πŸ§ͺ Dawooyinka Beeraha (Agrochemicals): Isticmaalka badbaadada leh ee kiimikooyinka beeraha.

Maxaad ka faa’iidaysaa Xirmadan?

  • Aqoon Casri ah: Hel macluumaadkii ugu dambeeyay ee beeraha iyo xoolaha.

  • Wax-soo-saar Kordhin: Baro farsamooyin cusub oo sare u qaadaya wax-soo-saarkaaga.

  • Dakhli Kordhin: Faa’iidayso fursadaha suuqa ee dalagyada iyo xoolaha.

  • Xalal Waara: Hel xalal cilmiyeysan oo looga hortago cudurrada iyo cayayaanka.

Ha moogaan fursaddan dahabiga ah ee aad ku noqon karto beeraley ama xoolo-dhaqato guuleysta!

πŸ‘‰ Booqo website-kayaga: www.elmi24.com πŸ“ž Nagala soo xiriir: 0907100001

Elmi24 Academy – Aqoontu waa iftiin, wax-soo-saarku waa barwaaqo! 🌟

Show More

Course Content

introduction/Hordhac

Cash_Crops/Geed Gaab.

insects/Cayayaanka Beeraha

Fertilezers/Nafaqooyinka Beeraha

Sumaha Beeraha

Cudurada Beeraha