Elmi24

Nagu Saabsan

Elmi24 waa madal waxbarasho oo loogu talagalay in laga baro cilmiga beeraha iyo xoolaha

Hadafkeena (Mission)

Hadafkeenu waa in aan siino dadka Soomaaliyeed waxbarasho dhanka beeraha iyo xoolaha ah oo tayo leh, ku qoran afkooda hooyo, si ay horumar nolosha, dhaqaala, iyo bulshaduba u gaadho. Waxaan rabnaa in beeraleydii iyo dhallinyaradu helaan aqoon cilmiyeed oo fudud oo ay ku dabaqaan beeraha, iyo xoolahaba.

Aragtideena (Vision)

Waxaan rajeynaynnaa in Elmi24 noqdo madasha ugu weyn ee laga barto cilmiga beeraha kuna baxda Af-Soomaali, taas oo u gaar aha qof kasta oo raba inuu barto beeraha iyo xoolaha. Waxaan doonaynnaa in aan ka caawinno bulshada soomaaliyeed sidii ay u horumarin lahaayeen wax soo saarka beeraha iyo xoolahaba.

Qiyamkeena

Waxaan ku dhaqmeynaa qiyam muhiim ah oo hagaya shaqadeena

Horumar

Waxaan ku dadaalaynnaa horumarinta joogtada

Waxbarasho

Waxaan rumaysanahay in aqoontu tahay furaha horumarka

Dadnimo

Waxaan ka shaqaynaynaa faa'iidada bulshadayada

Kaashato

Waxaan aaminsanahay in iskaashi aan horumar ku gaadhi karno

Ardayda Diiwaangashan
0 +
Koorsooyin
0 +
Macalimiin Khibrad Leh
0 +
Heerka Qanacsanaanta
0 %

Hoggaamiyeyaashayada

Masu'uuliyiinta ka shaqaysa maamulida iyo habsami u socodka madashan

M

Haji Mukhtaar

Asaasaha & CEO

Khabiir ku xeel dheer cilmiga beeraha

DFC

Dr. Fadumo Cali

Agaasimaha Waxbarashada

Takhasus ku leh dhirta iyo cudurradooda

EMX

Eng. Maxamed Xasan

Khabiirka Xoolaha

Waayo-aragnimo 15 sano ah daryeelka xoolaha